Dawladda Hoose oo la Wareegtay Weeraryahankii kooxda Ciidanka Asluubta

0
510

Hargeysa (Dawan) Kooxda Dawlada Hoose ee Hargeysa, ayaa si rasmiya ula soo wareegtay Weeraryahankii kooxda Ciidanka Asluubta Xamse Cabdiqaadir Axmed ( Xamse Cr ) oo ay kula wareegeen adduun lacageed dhan 12 Million oo Shilinka Somaliland ah .

Xamse Cr ayaa noqday Ciyaaryahankii ugu qaalisanaa tan iyo intii uu furmey suuqa kala wareega ciyaartoydu  ee xidhiidhka kubadda cagta Somaliland Football Federation SLFF.

Talaabadan ayaa dhirigelin u noqonaysa ciyaartoyda kubada cagta, mudada badan ciyaarayay iyo kuwa hadda soo galayba.

 

Leave a Reply