Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland  oo ku Taliyey in Siyaasad Ahaan la Mideeyo Xisbiyadda Mucaarida WADDANI iyo UCID

0
428

Hargeysa (Dawan)- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa talo dhaxal gal ah u soo jeediyay Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland ee UCID iyo WADDANI.

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ku taliyay in Ucid iyo Waddani la mideeyo.

Halkan ka Daawo

Leave a Reply