Madaxweyne Muuse oo Gurigiisa ku Booqday Madaxweynihii Hore Axmed Siilaanyo

0
523

Hargeysa (Dawan) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,  ayaa gurigiisa ku booqday  madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo.

Madaxweynihii hore ee Somaliland, mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo,  ayaa dalka Imaaraadka u dhoofay, iyadoo madaxweynuhu ku sii sagootiyey Madaarka Cigaal International Airport.

May be an image of one or more people and people standingMay be an image of one or more people, people standing and people sittingMay be an image of 1 person and standingMay be an image of one or more people, people sitting and indoorMay be an image of 3 people, people standing and outdoorsMay be an image of 2 people, people standing and roadMay be an image of one or more people and people standing

Leave a Reply