Adeeg lagula soconayo Gaadiidka Dawlada oo la Daahfuray

0
574

Hargeysa-(Dawan)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta soo bandhigtay adeegga Ilasoco oo lagula soconayo dhaqdhaqaaqa Gaadiidka Dawladda.

700 oo Gaadhi oo Dawladdu leedahay ayaa ilaa hada la diiwaan geliyay, Adeeggan ayaa gacan ka gaysanaya in gaadiidka dawladda lala socdo goobta ay marayaan iyo xilliyada ay shaqada ku jiraan sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Gaadiidku.

Adeegan ayaa meesha ka saaraya gadiidka dawladda sida shakhsiga loogu adeegto xilli aanu shaqo lahayn.

Leave a Reply