Ceel-Afweyn (Dawan) Bulshaweynta ku nool degmada Ceel-Afweyn ee gobalka Sanaag, ayaa wada qorshe ah in ay isku tashi bulsho ku dayactiraan Ceelka degmadasi oo in muddo ah u fadhiyay dayactir la’aan.
Waxaa bilowga dayactirka Ceel-biyoodkan goob joog ka ayaa maamulka degmadaasi.
Dib u habeynta iyo dayactirka ceel biyood ayaa marka uu dhammaado waxaa uu wax weyn ka tari doona biyo la’aanta ka jirta degmada Ceel-Afweyn iyo degaanada hoos yimaada, oo xilligan biyo la’aan baahsani ka jirto.