Wasaaradda Arrimaha Bulshada Somaliland oo ka Farxisay Boqol Caruur ah

0
450

Hargeysa-(Dawan) Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka farxisay in ka badan sagaashan caruura ah oo ka murugaysanaa sida dhigood ugala qayb qaadan lahayeen Ciida.

May be an image of 12 people, child, people sitting and people standing

Madax arrimaha bulshada ee Wasaaradda ayaa boqol caruur ah oo agoona ku wareejisay dharka ciida oo u dhammaystiran taasi oo muujinaysa sida wasaarad ahaan u garab taagan yihiin caruurta .

May be an image of 10 people, child, people standing, people sitting and headscarf

 

boqolkan caruurta ayaa hadda la qaybsanayaa farxada ay ciida caruurta dhigooda ah ee haysta waalidinta u tabcaaya .

May be an image of 19 people, child, people standing, people sitting and outdoors

Leave a Reply