Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabis Sameeyey

0
122

Hargeysa-(Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Musue Biixi Cabdi ayaa Magacaabay guddoomiye ku xigeenka gobolka Sanaag.

 

Madaxweyne Biixi ayaa sheegay Marku ku Qancay In uu Hanan Karo Masuuliyadda in xilkaasi uu u magacaabay Maxamed Khaliif Nuur Cali laga bilaabo taariikhda maanta in uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee Jamhuuriyadda Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here