Jilaa Sooraan oo Cisbitaal Burco ku Yaal la Dhigay

0
713

Burco-(Dawan) Jilaa Ibraahim Ismaaciil Sugulle oo loo garan og yahay “Sooraan” ayaa la dhigay Cisbitaalka gaarka u ah bukaanka uu asiibay Xanuunka Safmarka ah ee COVID_19 ee ku yaalla Magaalada Burco.

 

Jilaa Sooraan Ismaciil Sugule ayaa u jiifa Xanuunka Covid19 oo haleelay, Waxaana xaaladiisa caafimaad lagula tacaalayaa cisbitaalka ku yaalla Burco.

Leave a Reply