Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Soo Saaray Jadwalka Ololaha Doorashooyinka Somaliland

0
447

Hargeysa(Dawan):-Komishanka Doorashooyinka Qaranka JSL ayaa maanta ku dhawaaqay jadwalka Ololaha doorashada goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada ee Xisbiyada Qaranka Somaliland.

Qoraal kooban oo kasoo baxay Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, isla markaana  uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Guddida  Doorashooyinka Qaranka oo soo gaadhey Wargeyska Dawan ayaa u dhignaa sidan:-

Leave a Reply