Hargeysa (Dawan) Fadhigii saaka ee golaha guurtida Somaliland oo uu shir-guddoominayay guddoomiyaha goolahaasi mudane Saleeban Maxamuud Aadan ayaa markii uu furmay waxaa ay mudanayaashu dood ka yeesheen ajnadaha kalfadhiga 76-aad ee golahaasi.
Intaasi kadib waxaa ay ansixiyeen ajandaha kalfadhiga 76-aad ee golaha guurtida, waxaa fadhiyay 53 mudane waxaa u coddeeyay 52 cid diiday iyo cid ka aamustay may jirin guddoomiyuhuna muu coddeyn.