Bulshada Iyo Xuquuqda Ka Dhaxaysa

0
315

Waxa laga wariyey Saxaabiga Abu Hureyra (R.C) in uu Rasuulka Allah (scw) yidhi:
“  Xaqa Muslimku ku leeyahay qofka kale ee Muslimka ah waa shan,  Inuu salaanta u celiyo marka uu salaamo, inuu booqdo marka uu xanuunsado, inuu raaco Jinaasadiisa (aaskiisa), inuu aqbalo martiqaadkiisa, inuu u duceeyo markuu hindhiso” Xadiis kalena waxa uu ku daray “ Inuu la taliyo markuu talo ka codsado” Werin : Bukhaari

iyo Muslim.

Leave a Reply