Xikmadaha Guusha

0
767

 

  • Dadka guulaystay waxay horumar ku sameeyeen wakhtiga ay dadka kale dayaceen.
  • Shaqadu waa midhaha rajada oo dhan.
  • Shaqadu waa inaad wax kasta u samayso si faa’iido looga gaadho.
  • Haddii aanu jirin hadaf aad gaadhaa, kama murugootid in aanad waxba gaadhin.
  • Wakhti yar oo kasta wax yar samee
  • Dhiranaantu waa fursadda ugu fiican ee wax kasta lagu samayn karo.
  • Wada shaqaynta kooxdu way yaraysaa culayska shaqada.
  • Qofna sida toban qof uma caqli iyo xoog badna.
  • Weedhaha aan la raacin ficil muhiim ah.
  • Fikraduhu waa kumanaan , qiimo ma leh haddan ficil loo bedelin.

 

Leave a Reply