Hay’adda Kaydka Raashinka Qaranka oo Raashin u Qaybisay Bulshada gobolka Sool

0
885

Hargeysa (Dawan) Hay,adda U diyaar Garowga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka oo uu hoggaaminayo guddoomiye  ku xigeenka mudane, Faysal Aw Jaamac Xirsi, (Xawte)  ayaa  ku hawlan maalintii labaad sidi  loo gaadhsiin lahaa  gurmadka dadka Abaaruhu saameeyeen ee ku nool, gobolka Sool.

Haddaba degaanada ay raashin qaybinta ka sameeyeen waxa ka mid ah

 

1.Qoriiley

2.Karin Darar Weyn

3.Dhumay

4.Saax-dheer

5.Xidh-xidh

6.Dharkayn Geenyo

 

Waxana deeqdaasi raashinka ah la gaadhsiiyey dadki jilicsanaa  ee loogu talo galay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here