ย
Cabdullaah ibn Camar ibn al-Caas (Rc)ย wuxuu Nebiga (scw) Ka weriyay:โ Nin baa Nebiga (SCW) u yimid oo ku yidhi: โWaxaan doonayaaย inaan balan kugula galo inaan haajiro jidka Ilaahayna ku dagaalamo, anigoo Allah ajar kaga doonayaโ. Rasuulka Allah (scw) wuxuu weydiiyey: โWaalidkaa mid nooli ma jiraa ? Ninkii wuxuu yidhi: labadiiba way nool yihiin. Rasuulka Allah (scw)ย wuxuu weydiiyey: โAllah (sw) ajar ma ka doonaysaa? Ninkii wuxuu yidhi: Haah, Rasuul Allow. Rasuulka Allah (scw) wuxuu ku yidhi: โHaddaba iyaga ku noqo oo si fiican ugu sheqeeโ.ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย (Bukhaari iyo Muslim).























