Qaybaha kala Duwan ee uu u kala Baxo Cilmiga iyo Aqoonta Baddu

0
651

Cilmiga baddu wuu baaxad weyn yahay oo ay cilmiyo badani soo hoos galaan.

Waxaana ugu caansan loona qaybiyaa cilmigan afar qaybood:

1- Biological oceanography (marine biology).”cilmiga noolaha badda”.

2- Chemical oceanography (marine chemistry).

3- Geological oceanography, (marine geology).

4- Physical oceanography, (marine physics).

Biological oceanography (marine biology).”cilmiga noolaha badda” :

Waa barashada dhirta, xayawaanka iyo ili ma aragtada ku nool baddaha iyo xidhiidhka deegaaneed ee ay la leeyihiin badda.

Chemical oceanography (marine chemistry):

Waa barashada chemistry ga badda iyo xidhiidhka kiimikeed ee ka dhexeeya hawada.

Geological oceanography (marine geology):

Waa barashada geologyga gunta badda “sea floor”.

Tusaale ahaan Dhagxaanta badda, foolkaanayaasha ka dhaca  gunta badda.

Physical oceanography (marine physics):

Waa barashada saamaynta badduhu ay ku leeyihiin cimilada iyo cimilo gooreedka iyo dhaqdhaqaaqa biyaha.

Leave a Reply