Nuxurka Fariin loo Diray guud ahaan Khadiibyada iyo imaamyada Masaajiddada dalka

0
337

Hargeysa (Dawan) Waxa dhammaan khadiibyada iyo imaamyada masaajiddada dalka oo dhan la faray, inay si mug iyo miisaan leh uga qayb qaataan qaadhaan ururinta ka bilaabantay guud ahaan gobollada dalka, isla markaana kaga hadlaan khudbadaha jimcaha in dhammaanba bulshada Somaliland u gurmadaan walaalahooda abaartu saamaysay, iyagoo tabarucaadka ku bixinaya ccount-nada guddida gurmadka abaaruhu shaaciyeen.

Waxa sidan lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska wasaaradda diinta iyo aw qaafta Somaliland, kaas oo soo gaadhay xafiiska wargeyska Dawan waxaanu u dhigna sidan.

No photo description available.

Leave a Reply