Muhiimadda ay doorashada Faransiiska u leedahay soo-galootiga

0
425

Paris (Dawan)   Dalka Faransiiska waxa ka socda olole xoogan oo loogu jiro doorashada madaxtinimda dalkaasi oo wareega hore la qabanayo bisha April ee fooda inagu soo haysa, wareega labaadna la soo gabo gabayn doono bisha May.

Doorashadan ayaa ahmiyad way u leh dadka soo galootiga ah, iyada oo dhawaanahan ay kordheen siyaasiyiinta midigta fog ee diidan soo-galootiga iyo dadka Muslimiinta ah.

Leave a Reply