Ku dhawaad 100 muhaajiriin ah oo doon ay kula degtay badda Meditareeniyaanka

0
378

Roma (Dawan)   In ka badan 90 muhaajiriin ah ayaa dooni ay la socdeen ku dagtay badweynta Meditareeniyaanka kadib markii ay kasoo safreen dalka Liibya si u gaadhaan dalalka Yurub.

Hay’adda Qarama Midoobay u qaabilsan socdaalka ee IOM ayaa sheegtay in saddexdii bilood ee ugu dambeysay ay badweyntaasi ku geeriyoodeen 300 oo qof oo muhaajiriin ah.

Maalmihii u dambeeyey waxaa sii kordhayay muhaajiriinta ku qul-qulaya dalalka Yurub, si ay u helaan nolol dhaanta dalalkii ay kasoo tageen.

Leave a Reply