Maxkamadda sarre ee Pakistan oo go’aan ka gaadheysa doorashada Pakistaan.

0
351

Hargeysa (Dawan) Maxkamadda sare ee Pakistan ayaa dhageysatay dood ku saabsan go’aankii lama filaanka ahaa ee ra’iisul wasaare Imran Khan uu ugu baaqay doorasho waqtigeeda laga soo hormariyey si uu uga baxsado mooshin loogu qaadi lahaa codka kalsoonida, kaasi oo xafiiska looga saari karay.

Mucaaradka ayaa Axaddii filayey inay xukunka la wareegaan kadib markii ay isku geeyeen codad ku filan oo ay xukunka uga tuuraan ciyaaryahankii hore ee cricket-ka ee isku rogay siyaasiga.

Leave a Reply