Xikmadaha

0
406
  • Geesinimadu waa qofka oo cabsidiisa xakameeya, maaha cabsida oo ka guurta.
  • Maalin aad sida libaaxa u noolaato ayaa ka wanaagsan boqol sano oo aad sida bakaylaha u noolaato.
  • Geesinimadu xoog maaha,, kaneecaduba waxa ay ka dhiijisa libaaxa.
  • Geesinimadu waa qiimaha keliya ee lagu iibsan karo nabadda.
  • Haddii aad la fadhido dad kaa aqoon badan dhegeyste fiican noqo,
  • Laabta dadka xorta ahi waa sanduuqa sirta.
  • Ha ka hadlin wax aanad war u haynin ama aqoontiisa lahayn.

 

Leave a Reply