Xikmadaha Maanta!

0
213
  • Nabadda dagaal laguma gaadho laakiin waa is faham.
  • Qofka guulaystaa waa kan afka xidha inta aanay dadku dhegaha xidhin ee dhegaha furta inta aanay dadku hadal.
  • Qofna si kasta oo uu hodan u noqdo ma iibsan karo dhalinyaranimadiisa.
  • Qofka caqliga badani aamuskiisu wuu badan yahay.
  • Nasashada hal maalin toddobaadkii sida Aqoonyahandu sheegeen waxay faa’iido si isku mid ah ugu leedahay wadanaha iyo maskaxdaba.
  • Wakhtigan khubarada ayaa ku taliyay in hadalka badan iyo dooda ay ka wanaagsan tahay in nasasho aamus badan la qaato, taasi oo ah mid ruuxda iyo caqligaba faa’iidada u leh.
  • Nin caqli badan ayaa la weydiiyay su’aasha ah “ Miyuu jiraa qof  bakhaylka ka xumi?” Waxaana uu ku jawaabay haa, deeqsiga ka xun marka uu ka sheekeeyo wixii uu bixiyay.

Leave a Reply