Xikmadaha Maanta

0
77
  • Dadka waxa u mudan , kan aan dadka ka hagran waxa gacantiisa ku jir ee Aduunyo ah”
  • “ Raac dariiq badbaadada oo yaanay ku dhibin dadka yar ee socda, iska jir dariiqa habawga oo yaanay ku hodin dadka badan ee socdaa” Fudayl Binu cayad
  • “Haddii dadka oo dhami xaqa ka shakiyaan, adigu keliga ku hadha”
  • Dhulka kuma furto ciidan waxaan ku furtaa hadal wanaagsan” S.Al-Ayuubi
  • Farqiga u dhexeeya Arinta Riyada ah iyo tan Dhabta ah waa kelmada Shaqo”
  • Dadka hadalka macaan laguma kasbado waa akhlaaq iyo shaqo fiican” M.Qasli
  • Wanaaji kan ku wanaajiya, hana xumayn kan ku xumeeyay”

 

Leave a Reply