Hal-abuurka Iyo Shirkadaha Shidaalka?

0
288

Mr. Stanley Meyer waa ninka  hindisay gaadhi gebi ahaantiis ku socda Haydrojiin biyaha laga soo saaray. Daahfurkan oo soo baxay sanadkii 1997, wuxu si weyn usoo jiitay xarunta Bentigoonka Maraykanka iyo shirkadaha Shidaalka ka ganacsada kuwaasi Maraykanka sanadkii ka hela  macaash gaadhaya 5 billion oo doller.

Stanley ayaa loo soo bandhigay inuu qaato lacag gaadhaysa hal billion oo doller kana hadho curintiisa laakiin arinkaasi wuu diidayay. Mr.Stanley Meyer oo weli ku jira hawshaasi dhamays tirkeeda aya dhintay sanadkii  ku xigay 1998 ka dib markii la sheegay in la sumeeyay. Fikirkiisa uu waday ayaa isagana halkaasi ku banjaray.

 

Leave a Reply