Suuxdinta iyo Habkii Qadiimaka Ah!

0
203

Qarniyadii 16, 17 iyo 18 ayay dhakhaatiirta Yurub u isticmaalayeen Tubaakada sigaarka in lagu daweeyo qaar ka mid ah dhibaatooyin caafimaad ee bulshada ku habsada. Xanuunada ay ku dawayn jireen ee dadku ka caban jireen waxa ka mid ahaa madax xanuunka, suuska ilkaha iyo bararka xubnaha kala goysyada jidhka, iyo xitaa urta xun ee ka soo baxda qofka afkiisa.

Tubkaadan ayaa la mid ahayd maandooriyaha oo dadka ilawsiin jirtay xanuunada haya, waana taariikhda caafimadku wadooyinka yaabka laha ee ay soo raacday kana soo gudubtay.

Leave a Reply