Waddada Horumarka Lagu Gaadho!

0
366

Ra’iisal wasaaraha dalka Japan ayuu nin weriy ahi weydiiyay inuu dunida u sheego sirta horumarka ay  gaadhay Japan. Ra’iisal wasaaraha Mr.Shinsu Abi ayaa ku jawaabay  “ Anagu maanu helin caqliyo yaab leh oo dadka ka duwan laakiin waxaanu ogaanay isleegta lagu gaadho horumarka oo ah  “ Aqoon + akhlaaq+ shaqo adag = Kacaanka horumarka. Dalka iyo dadka si dhab ah u adeegsada saddex cunsur waxa uu gaadhaya horumar la mid ka ay gaadheen  Japan ama ka sareeyaba.

Leave a Reply