Xidhiidhka Arsaaqadda iyo Niyadda

0
261

Haddii aad ku fashilanto inaad gaadho meel sare… Ha bedelin salaanka iyo qaabka aad u korayso, laakiin bedel niyada oo keliya. Niyadiina ayaa la idinku arsaaqayaa.

Xikmad: hala doodin kuwa xun waxaad noqonaysaa mid la siman ,waayo waxay kaga guulaysan khibradda ay u leeyihiin dooda xun.

Xikmado: Dugsiyadu casharo ayay Ardayda baraan ka dib imtixaan ayay ka qaadaan,taasina aqoon.  laakiin noloshu imtixaan ayay ka qaadaa ka hor casharka aad baahnayd, taasina waa waayo aragnimo. Guuldaraduna waa cashar aad ka qaadanayso macalin waayo arag ah.

Xikmad: hala doodin kuwa xun waxaad noqonaysaa mid la heer ah, ka dibna waxay kaga guulaysanayaan khibradda ay u leeyihiin dooda xumaanta.

Leave a Reply