Muhimadda Shaqaalaha Nadaafadda!

0
209

Mid ka mid shaqaalaha shirkad weyn oo ay shaqaale tiro badani ka hawlgalaan ayaa sheegay in wakhtiyada uu maamuluhu shirkadu maqnaado muddo bil ah aanay ogaan isla markaana aany tebin, laakiin haddii shaqaalaha nadaafaddu uu maalin keliya maqnaado ay dareemaan dhibaato xoogan.

Xubinta shaqaalaha ayaa intaasi ku daray inay weliba u dheer tahay iyagoo ka werwera caafimaadkooda, hawsha socodkeeduna uu dhib badan ka qabsado iyadoo hoos u dhacna ku yimaado wax soo saarka.

Sidaa awegeed qiimaha qofka ee shirkadda maaha derejada uu hayo ee waa shaqada uu ka hayo. Dalka Japan shaqaalaha ugu musharka badani waa  xoogaga nadaafadda u xilsaaraan.

Leave a Reply