Xisbiga KULMIYE oo Magacaabay Xoghayaha Abaabulka Heer Qaran iyo Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Saaxil

0
341
Hargeysa (Dawan) – Xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa magacaabay Xoghayaha Abaabulka iyo Wacyigelinta heer Qaranka ee xisbiga iyo Guddoomiye-ku-xigeenka Gobolka Saaxil.
Wareegto uu maanta soo saaray Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee xisbiga KULMIYE Mudane, Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), waxa uu Xoghayaha Abaabulka iyo Wacyigelinta heer Qaranka ee xisbiga KULMIYE u magacaabay Md. Saleebaan Siciid Cali, halka Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga ee Gobolka Saaxil loo magacaabay Md. Maxamed Kayse Maxamuud.
Faahfaahinta wareegtada magacaabista masuuliyiintaasi waa sidan hoose:-
May be an image of text that says 'Xisbiga KULMIYE KULMIYE Xisbiga Midnimada lyo Horumarka JSL KULMIYE Party Contact Adress:+25263 4026659, +252634093555 Email:kulmiyemanage largeisa, Somaliland Somaliland Unity and Development Party Ref:XK/XG/00421/2016/2022 Ku: Saleebaan Siciid Cali OG: Xoghayaha Guud Date:12/09/2022 Xisbiga Kulmiye Ujeedo: Magacaabid iyo wacvigalinta Heer Xisbiga KULMIYE Maanta 00 ay taariikhdu tahay 12/09/2022 waxaan go aamiyey inaan u magacaabo Xoghayaha Abaabulka iyo Wacyigalinta Heer Qaran Xisbiga Kulmiye masuulka magaciisu yahay Mudane Saleebaan Siciid Cali. Waxaan rajaynayaa Xoghayaha Cusub uu ilaahay Xilkaa la garab galo. Alla Mahad Leh HIESIGA KULMIYE mIDNIMAOS XARUNTA DHEXE Axmed Cabdi Xuseen ARINTA Guddoomiye ku xigeenka 2aad Xisbiga Kulmiye'May be an image of text that says 'Xisbiga KULMIYE KULMIYE Xisbiga Midnimada lyo Horumarka JSL Contact Adress:+2526 4026659, +252634093555, KULMIYE Party Somaliland Unity and Development Ref:XK/XG/00421/2015/2022 Date:12/09/2022 Ku: Maxamed Kayse Maxamuud OG: Guddoomiyaha Gobolka Saaxil OG: Xoghayaha Guud Xisbiga Kulmiye =Saaxil =Saaxil =Hargeysa Ujeedo: Magacaabid Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Saaxil Xisbiga KULMIYE Maanta ay taariikhdu tahay 12/09/2022 waxaan go aamiyey inaan u magacaabo Guddoomiye xigeenka Gobolka Saaxil Xisbiga Kulmiye masuulka magaciisu yahay Mudane Maxamed Kayse Maxamuud. Waxaan ilaahay Xilkaa garab galo. rajaynayaa Guddoomiye ku xigeenka Cusub ee Gobolka Saaxil in uu Alla Mahad Leh KULMIYE mIDNIAAD XARUNTA DHEXE/ Axmed Cabdi Xuseen Guddoomiyeku xigeenka 2aad Xisbiga Kulmiye'

Leave a Reply