Xikmadaha

0
335
  • Wakhtiga iyo wixii ay qabanayaan ayay isu miismaan si aan fashil ugu dhicin
  • Hawsha kugu adkaata quus iyo niyad jab yaanay kugu ridin soco waa guusha dhow.
  • Ha isku halayn nasiib adeegso awoodada iyo karti wixii aad leedahay.
  • Hawlaha muhiimka ha yaraysan, wax kasta ka hor mari.
  • Ma jirto waxa aanad haleelin laakiin waxa jira waxa aanad dan ka lahayn.
  • Ha ku xidhin nolosha dhaqaale , isku dey in aad adigu samayn kartid.

Leave a Reply