Qisaska Iyo Sheekooyinka Isku Mid ah!

0
318

Nin xikmad ayaa saaxiibadii uga sheekeeyay qiso xiiso leh, markii uu dhameeyaya ayay dhamaantood wada qosleen. Haddana isla sheekadii ayuu mar kale ku celiyay , markii uu dhameeyay tiro badhkeed ah ayaa qososhahay. Haddana mar kale ayuu bilaabay sheekaddii oo uu dhameeyay qofna wuu qosli waayay.

Markii ay qosli waayeen ayuu ku yidhi :โ€ Maxaad qosolkii u joojiseen iyadoo isla sheekadii ah?โ€ย  Markaasi ayay yidhaahdeen โ€œ waa qiso isku mid ah โ€œ. Ninkii xakiimka ahaa ayaa ku yidhi โ€œ hadaa maxaad arrin isku mid murugadeeda u joogtaysaanโ€?

Leave a Reply