Xikmadaha

0
462
  • Maaha inaad leedahay muuqaal qurxon , laakiin waa inaad leedahay caqli wanaagsan
  • Weligaa raadi meesha sare waayo dhinaca hoose waa la wada jooga oo waa cidhiidhi
  • Quruxda caqlgu wa fikirka, ta carabkuna waa aamusnaanta, ta hadalkuna waa runta
  • Akhlaaqda wanaagsan ayaa waddo kasta kuu iftiimisa
  • Meesha aad farxad ka helayso waa meesha noloshaadu ku jirto
  • Xumaanta ka dhacda qofna ha u sheegin
  • Nolosha mar kasta inta kaa maqan ayaa macaan
  • Niyad wanaagsan laguma xalaashado xaaraanta
  • Iska dhaaf wixii tegay oo wax ku horyaalla qabso

Leave a Reply