Xikmada Maanta

0
318
  • Haku mashqulin wax tegay si aanad u murugoon, hana ka baqan mustaqbalka si aana u fashilmin.
  • Iska ilow werwerka oo farax, talo saaro Allah si aad u guulaysato
  • Nolosha uu Caqligaagu hagayo ayaa ka wanaagsan, nolosha weedhaha dadku hagayaan.
  • Rajadu waa ay qarsoonta, laakiin ma dhimato
  • Fursaduhu waa lumaan laakiin ma dhamaadaan. Markasta oo aad cidhiidhi gasho ferejka Allah wa mid dhow.
  • Dayacu waxa uu dilaa xidhiidh kasta, si kasta oo uu u xoog badan yahay

·         Noloshu waa gaaban tahay, ee si buuxda u noolow.·         Qirashada  khaladkaagu ma dhaawacayo sharaftaada, laakiin  waxa ay muujisa kalsoonida naftaada.

Leave a Reply