Is Fahanka Dhakhtarka Iyo Bukaanka!

0
475

Nin buka ayaa maalin u tegay dhakhtar. Markii uu u galay  ayuu ku yidhi :” Dhakhtar waan xanuunsanayaa ?”.   Dhakhtarka ayaa weydiiyay  waxa uu ka cabanyo?   Ninka ayaa ugu jawaabay :”   Dhakhtar xasuustii ayaa iga luntay, oo waxba ma xusuusto”.

Dhakhtarka ayaa haddana weydiiyay :” Goorma ayuu kugu bilaabmay xanuunkani?

Ninkii Bukaanka ahaa oo yaaban ayaa ku yidhi :” Hadaan taasi xusuusanayo , ma aniga kuuba iman lahaa “. Waxa uu bukaanku ka cabanaya xusuus la’aan, dhakhtarkuna wuxu weydiiyay goorta uu uu xanuunka xusuus la’aantu ku bilaabmay.      Ma Bukaanka khaldan mise Dhakhtarka?

Leave a Reply