Shil Tareen oo ka dhacay tuullada Voorschaten

0
72

Hargeysa (Dawan) Hal qof ayaa ku dhintay sodon  kalena way ku dhaawacmeen shil Tareen oo ka dhacay tuullada Voorschaten oo 55 KM Koonfur ka xigta caasimada dalka Netherlands ee Amsterdam.

Dadkiii shilka  ku dhaawacmay ayaa lagu dabiibaya cisbitaalada magaalada Amsterdam.

Leave a Reply