Guddoomiyaha Degmada Qoryaale oo Furay Koobka bisha Ramadaan

0
192

Hargeysa (Dawan) Gudoomiyaha Degmada Qoryaale ee gobolka Togdheer Xabiib Cige Xasan, ayaa degmadasi ka daah furay tartanka koobka kubada cagta ee bisha Ramadaan .

Koobkan ayaa uu sheegay guddoomiyuhu in loogu talo galay is dhexgalka dhalinyarada, degmada Qoryaale iyo degaanada ku teedsan.

Halkan ka Daawo

Leave a Reply