Waxgradka Taalobuur oo Baaniyay warar laga Faafiyay Hay,adda Kaydka Raashinka Qaranka

0
144

Taalobuur(Dawan):-Cuqaasha iyo Waxgradka deegaanka Taallo-buur  ee ka tirsan Gobolka Togdheer ayaa baaniyay warar laga baahiyay Hay,adda Kaydka Raashinka  qaranka iyo u diyaargarawga Aafooyinka.

Cuqaasha iyo Waxgradka deegaanka Taalobuur waxay sheegeen in aanay waxba  ka  jirin wararka laga faafiyay
deeq raashin ah oo Hay,adda Kaydka Raashinka  qaranka iyo u diyaargarawga Aafooyinka gaadhsiiyay toddobaadkii hore 150 qoys  oo dagan  deegaanka.Taalla Buur o roobab baro kiciyeen.

Mid ka mid ah Waxgaradka Deegaanka Taalobuur oo Arimahaasi ka hadlayayna.Waxa uu yidhi”Waxa aanu  cadaynaynaa Raashinkii naloo  keenay in uu ahaa mid qiimo  badan dad kuna wuu ku reeyay,Dawlada noo  keentay waaku  mahad  sanyihiin,

Sidoo kale mid ka mida Waxgaradka Deegaanka Taalobuur ayaa beeniyay wararka laga baahiyay Raashinkii Hay,adda Kaydka Raashinka  qaranka iyo u diyaargarawga Aafooyinka soo gaadhsiiyay deegaanka Taalobuur.Waxaana uu yidhi.”Waxa aanu  cadaynaynaa hadaanu  nahay Odyaasha iyo Waxgaradka reer Taalobuur,Raashinkii naloo  keenay in aanu wax xumaana aanu la hayn,dad kaas wax sheegayna waa dad waxma garata oo warkaa  iska sheegay ayay ahaayeen,”.

 

Leave a Reply