Ugu Damqo Islaamnimo Ilmo Gargaar u Baahan

0
275

Hargeysa (Dawan) ๐๐จ๐Ÿ๐ง๐š ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐ฅ๐š๐ฆ๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฅ๐š๐ง, ๐ช๐จ๐Ÿ๐ค๐š๐ฌ๐ญ๐š๐š๐›๐š ๐ฆ๐ž๐ž๐ฅ ay๐ฎ๐ฎ ๐ค๐š ๐œ๐ข๐ข๐ฅl๐š๐ง ๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ, ๐๐ก๐ข๐› ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐Ÿ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐จ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐๐ฎ๐ฐ๐š๐ง ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ค๐ฎ ๐ ๐š๐๐š๐š๐ฆ๐š๐š๐ง.

๐‡๐จ๐จ๐ฒ๐จ ๐๐š๐ฆ๐š๐ซ ๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ž ๐˜๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐Ÿ, qoyskeedu waxa uu ka kooban yahay ๐Ÿ’ ๐ช๐จ๐Ÿ, waa danyar haynteeda dhaqaale hoosayso, oo degan ๐๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐…๐ž๐ž๐๐ก๐š oo hoos yimaadaย  ๐๐ž๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐‹๐š๐Ÿ๐š-๐œ๐ข๐ข๐ฌ๐ž, balse hadda waxa ay la joogta walaasheed oo degan ๐ฑ๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐š ๐’๐ก๐ž๐ž๐ค๐ก ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ ๐จ๐จ ๐Ÿ— ๐ค๐ฆ dhinaca koonfur Galbeed ka xigta magaalada Hargeysa.

Hooyadani waxa ay la daala dhacaysa Gabadh yar oo ay dhashay oo la yidhaahdo ๐๐ข๐ฆ๐œ๐จ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ข ๐€๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐ž, oo ๐Ÿ“ ๐ฌ๐š๐ง๐จ ๐ฃ๐ข๐ซ ah,ย  M๐š๐๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐š๐๐š๐ฒ dhakhaatiirta guduhuna waxaay u sheegeen in uu ๐Œ๐šn๐š-๐ฃ๐š๐š๐ฃ๐ข๐ฌ yahay xanuunka hayaa ,ย  isla markaana aan dalka gudihiisa waxba lagaga qaban karin.

๐‡๐จ๐จ๐ฒ๐จ ๐๐š๐ฆ๐š๐ซ waxa ay sheegtay in ay wayday awood dhaqaale oo ay ku geyso goobaha caafimaadka ee dalka dibediisa, waxaaney bulshada ka codsatay in caafimaadka gabadheeda yar laga wada qayb qaato.

Waxaaney tidhi. โ€œInantan yar anaa dhalay oo 5 sano ayay sidaas tahay, dalka gudihiisana waxba kagagama qabankarayo ayaa la yidhi, adduun dhaqaale oo aan dhakhtar dibedeed ku geeyana ma haysto, waa bishi Ramadaan, waa tobankii dambe, in la icaawiyo ayaan bulshada Muslinka ah ka codsanaya, oo caafimaadka gabadhaa yar laโ€™iga kaalmeeyo.

Shan sano ayay sariir saaran tahay anna aan sidaas uun u hayaa, waxaan codsanaya in ILLAAHEY dartii la ii soo caawiyo, oo laga wada qayb qaato caafimaadkeeda, qofka maanta caafimaad haysta ayuunba garanaya ilmahaasi dhibta haysata, jal maqaadanayso, wax allaale wax ay cunaysa ma jirto, hadda wixii ay cunaysaaba ugu daran oo waydiiday, dhakhaatiirtu waxay igu wargeliyeen in aanay hadda waxba kaqaban balse markii ay yareyd ay wax ย ka qaban karayeenโ€

Hooyadan ayaa sheegtay in aanay hayn awood dhaqaale oo goobaha caafimaadka ku gayso gabadheeda yar si ay u ogaato xannuunka haya nooca uu yahay, balse kuwii ay gaysay ay ku wargeliyeen in aan dalka gudihiisa waxba looga qaban karin walaal, waa bil Ramadaan, Sadaqaduna maqbuulaha tahay, Sadaqada โ€˜Kuwiina xannuunsanaya ku daweeyaโ€™, ayaa la yidhi, ciddii ALLE dartii wax ula baxaysa hooyadan iyo ilmaheeda haw gargarto gargaarka ALLAA haye.

๐Š๐š๐ฅ๐š ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐๐ก๐š ๐ญ๐ž๐ฅ๐ž๐Ÿ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š ๐ ๐š๐œ๐š๐ง๐ญ๐š ๐ž๐ž ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ‘๐Ÿ’๐Ÿ•๐Ÿ‘๐Ÿ”๐Ÿ–๐Ÿ”๐Ÿ ๐ฐ๐š๐ฅ๐š๐š๐ฅ ๐ค๐š ๐ช๐š๐ฒ๐› ๐ช๐š๐š๐๐จ ๐œ๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐๐ข๐ฆ๐œ๐š ๐ฒ๐š๐ซ

 

 

 

Leave a Reply