Xikmadaha

0
51
  • Ma jiraan waxaan la samayn Karin dunida, laakiin wax jira arin aad ka caajisto
  • Lugahaagu waxay ku taagan yihiin dhul yar, laakiin mabdaโ€™aagu wuxu gaadhayaa dunida oo dhan oo ku taagnaan kara
  • Ha odhan waan daaaly, dadkuba waa sidaasi, ha odhan hami ayaa I haya, dadkuba wuu wada hayaa, ha odhan waan wanaagsan ahay, dadkuba sidaasi ayay wada qabaan. Laakiin dheh โ€œ Allah ayaa mahad leh, una shaqayso Aakhiradaadaโ€.
  • Ha sii eegin dib iyo wixii tegay, ma jiro qof orodka guulaysta isagoo xaga danbe eegaya.
  • Wanaag same waayo waa shayga keliya ee aan dhiman.

Wakhtigu qofna ma bedelo, laakiin wakhtigu wuxu muujiya xaqiiqda qofka iyo noociisa