Khurafaadka Iyo Hurdo La’aanta!

0
90

Dhulka Buuralayda ah ee dalka Bolovia waxa ku nool dad asalkooda hore halkaasi deganaa oo lagu magcaabo dadka Emar.   Dadkan ayaa u nool si yaab leh iyagoo ka go’an dunida. Waxayna ku dhex degan yihiin Buuralayda Andes.

Dadkan ayaan seexan ilbidhiqsina maalamaha Salaasada iyo Jimcaha  ee todobaad kasta iyagoo aaminsan in jinkoodu u hanjabayo soona weeraryo haddii ay seexdaan. Maalmahan ayay wejiyadooda qariyaan waxayna aad  cabaan Tubaakada qiiqa ah iyagoo aaminsan inay tani ka eryayaso Jinka. Dhaqankan ayay dadkan iska soo dhaxlayeen muddo dheer oo kumanaan sano  ah waxayna u noqtay caado joogto ah. Bulshadan ayaa u aaminsan maalmahan maalmaha sharka iyo dhibaatada