Wuxu Ka Badbaadiyay Miciyihii Shaydaanka

0
63

Suugaan yahankii Ruushka ahaa Nikolayevich Tolstoy wuxu ka mid ah kooxaha ugu caansan suugaanta Ruushka. Tolstoy waxa lagu magacaaba inuu aabo u yahay suugaantaasi.

Wuxu qoraalo ka sameeyay nabadda, iyo dagaaladaba.

Sugaanyahan Tolstoy isagoo cadaynaya  Nebi Muxamed (scw) wanaagiisa waxa uu yidhi “ Muxamed waxaaba ku filan faan ahaan inuu umad duli ku jirtay oo dhiigooda daadiinaysa uu ka nabadgelyo miciyiihii shaydaanka, oo weliba uu gaadhsiiyo horumar. Shareecadda Nebi Muxumed (scw) iyada ayaa dunida ku hogaamin doonta caqli iyo xikmad, anigu waxaan  ka mid ahay kuwa la dhacsan shakhsiyadda Nebi Muxamed (scw)”. Sugaayahanka Tolstoy wuxu ku dhintay dalka Ruushka bishii Novemebr 20, sanadkii 1910.