Madaxweyne Cid kale Nama Difaaci Karteen,”.Drs.e Edna

0
41

Hargeysa (Dawan)Drs.Edna  Aadan Ismaaciil  ayaa  Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ku boogaadisay difaaca dalka.

Drs.Edna  Aadan Ismaaciil  ayaa  waxa ay sheegtay  hadii aan  taariikhda  dalka  la  ilaalin in  jiritaanka uu noqonayo  waxba kama jiraan.

Drs.Edna  Aadan Ismaaciil oo Arimahaasi ka hadlayayna.Waxa ay tidhi”Madaxweyne taariikho badan ayaad nooga tagaysaan difaaca dalka waanu kaaga mahadnaqaynaa oo cid kale nama difaaci
karteen.tiikhdeena  hadaynaan ilaalin
jiritaankeenu waa waxba kama jiraan,samaynta Museum  waxa ay ka mid tahay taariikhda ugu qiimaha badan.waxa aan leeyahay shacabka Somaliland  Magaalada Hargeysa waala dumiyay,waxa farxad inoo ah daartii la dumiyay in mid  laban laab ka wayn laga dhisay.markaa daar la inaga dumiyaa na baabiin mayso Xasan Sheekh miyaan taariikhda la barin sidee ugu dabaal dagi karaa 26 June  Mustacmaradii Talyaaniga ayaa gumaysan jirtay,waxa  ay  ka dhigan tahay ilmihii hooyadii  isbarbar taagay ee yidhi  hooyadan ayaanu isku da nahay, miyay caqliga gashaa waxaas ayuu Xasan Sheekh inoogu sheekeeyaa taariikhda bara,”.