Xikmadaha

0
43
  • Runtu waxay u baahan tahay laba nin: nin ku dhowaaqa iyo nin fahma.
  • Ninka aan gabadha aan ka cafiyin qaladka fudud, kuma raaxaysan doono wanaaggeeda faraha badan.
  • Saaxiibka beenta ahi waa sida hadhka kula socda wakhtiga iftiinka qorraxda, oo baabaโ€™ya marka gudcurka ay tahay. ( Oo aad u baahantay)
  • Dhammaan dhibta xasaasiga ah ee aadamiga haysataa waa isfaham la’aan.
  • Si taxadar leh u dhegayso dadka, laakiin ha rumaysan wax kasta oo ay ku hadlaan.
  • Ixtiraamku wuu ka sarreeyaa wax walba, ka sarreeya saaxiibtinimada iyo xigaalkaba.
  • Waxaan ogaaday oon fahmay in farxaddaydu ku jirto in aan wax badan ka tanaasulo, oo aanan wax kasta isla doonin.
  • Dhoola Caddee, waayo caalamku iskuma bedelayo murugadaada
  • Maalmaheennu waa sida caleemaha dayrta oo soo daadanaya wakhtiga dhamaadka.
  • Wanaagga dadku sameeyaan waxa ka mid ah in aanay muddo dheer qarin karin xumaantooda. ( Xikmadaha Caalamka)