Sayniska Iyo Beenaha La Rumaystay!

0
71

Inkasta oo ay sheeko caana tahay haddana waxa la sheegay inay ahayd beenaha la rumaystay, sheekadan oo Saynis yahankii Isak Newton ee soo saaray xeerka cufis jiidadka dhulka la sheegay inay sabab u ahayd markii isagoo isagoo geed hoos fadhiya ay ku soo dhacday xabad tufaax ahi. Taasi oo la sheegay inay sabab u ahayd inuu ka fikiro arinka keenaya in Xabada tuaafax ahi ay hoos u dhacdo ee ay korba ugu kici weyday mar haday ka soo goโ€™aday geedkeeda? .

Qisadan ayaa la cadeeyay inay soo shaac baxday kadib markii uu dhintay Newton wakhtigaasi oo uu maqaal ku qoray Qoraaga Voltaire. Ka hor maqaaladiisana gabadhii uu adeerka u ahaa ISka Newton eeย  Catherine Kondoatย  ayaa qisada helidda cufis jiidadka ka sheekaysay laakiin kumay xusin sheekadda xabadda Tufaaxa.