Ubadkaaga Hami Sare Ku Abuur!

0
68

Suldan Najma Diin Ayuubi wux ahaa aabaha Saalaxa Diin Al-Ayuubi oo ahaa hogaamiyihii muslimiinta ee Qudus xoreeyay. Maalin isagoo koox dhalinyaro al ciyaaraya Saalaxa Diin ayuu u yeedhay aabihii waxaana uu ku yidhi inta uu gacanta qabtay โ€œ Umaan guursan hooyada inaad caruurta la ciyaarto waxaan u guursaday inay dhasho wiil Qudus xoreeyaโ€.

Ka dib dhulka ayuu ku tuuray markaasi ayuu dhacay Saalax DIin. Aabihii ayaa ku yidhi โ€œ Miyaanad xanuunsan markaan dhulka kugu tuuray?โ€. Waxaana uu ku jawaabay mayee waan xanuunsadayโ€. Aabihii ayuu ku yidhi โ€œ Oo hadda maxaad u qaylin weyday oo u muujin weyday xanuunka?โ€.

Waxaana uuย  ku jawaabay Saalaxa diin โ€œ Qofka laga rabo inuu xoreeyo Qudus maaha waxaan dhib badan lahayn inu ka qayliyoโ€. Maalintaasi ayuu niyaddda geliyay inuu xoreeya Qudus isagoo weli dhalinyaro ah, markii aabihii hamigaasi ku dhaliayay. Ilmahaaga hami weyn ku abuur. ย (Kitaabka Rawaaโ€™ic Mina Taariikhul ย Islaam )