Murugada Maalqabeenka!

0
40

Maalqabeen muddo dheer ganacsi ku jiray oo shirkado guulaystay sameeyay ayaa la weydiiyay in uu dadka siiyo talooyinka guusha waxaana uu yidhi afar arimooda sameeya:

  • Akhri wax aanay dadku akhriyin, – Ka feker wax aanay dadku ka fekerin,
  • Same wax aan dadka kale samaynin,
  • Sheqee wakhtiga ay hurdaan ama nasanayaan dadka kale.

Nin kale oo Maalqabeen ah ayaa isagana la weydiiyay waxa ugu weyn ee uu ka murugoodu noloshiisa?

Waxaana uu ku jawaabay : โ€œ Waxaan ka xumahay inaan ka qayb gelin tartan ciyaareedkii wiilkayga yar, iyo xafladii qalin jebinta gabadha aan dhalay.ย  Nin ka mid ah saboolka oo jawaabta maqlayay ayaa aad u farxay oo qoslay oo yidhi : โ€œAniga aabahay isagoon maalqabeen ahayn ayuu igala qayb galay dhamaan xafladahayagii aniga iyo walaalkay. Hantidu iyada laftigeeda ayaa farxad yaraanta qayb ka noqota.ย ย ย  Waad fahantay hadafka!