Madaxweynaha JSL Oo Kulan la Qaatay Komishanka Doorashooyinka

0
29

 

Hargeysa (Dawan)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa qasriga madaxtooyadda kullan kula yeeshay xubnaha Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland.

Ujeedada Kullanka ayaa ahayd sidii loo dardar gelin lahaa habsimi u socodka arrimaha doorashooyinka fooda inagu soo haya.

Xubnaha guddiga doorashooyinka ayaa dhankooda madaxweynaha Qaranka uga xog-waramay sida ay ugu diyaar garoobayaan guddi ahaan qabsoomida doorashada.