Xikmadda

0
35
  • Dawada cadhadu waa aamusnaanta.
  • Tiirka maskaxdu Waa Aqoonta.
  • Hooyada ayaa abuurta Qaranka
  • Qofka damaciisa raaca wuu lumaa
  • Qofka wax yar ku qanacsan , ayaa waxa badan soo jiita
  • Ha ka fikirin waxa ku dhaafay, si aanay kaaga lumin waxa aad haysato ( ku hadhay).
  • Haddii xumaantu badato, farxadduna way yaraataa.
  • Damiirka saafiga ahi waa barkimada ugu wanaagsan ee nasashada.
  • Daruurhu waa ballanka, ficilkuna waa roobka
  • Dadka caqli badan ayaa dadka u cudur daara.
  • Inaad shamac yar shidato ayaa ka fiican inaad Mugdi habaarto