- Dadka wanaagsan waxa lagu gartaa, waxay arkaan wanaagga dadka kale.
- Ha isku mashquulin xusuusta fog, waayo wanaag iyo xumaan wixii ay lahayd way la tagtay.
- Qofka haku raacin muuqaalkiisa, laakiin ku raac qaabka fikirkiisa.
- Buugaagta iyo qoraaladu waxay ka nixiyaan kuwa runta daboolaya.
- Marka aad guusha ugu baahato sida neefta, waa marka aad guulaysanayso.
- Aqoontu maaha mid lagaga fakado saboolnimada, laakiin waa tan lagu la dagaalamo
- Marka aad arrin si dhab ah u doonayso waxaad helaysa jidka loo maro.
- Xalka dhibaatadu maaha isla dariiqii iyo fikirkii aynu ku abuuray mushkuladda