Xikmada

0
35
  • Shamacyadu way kala duwanaan karaan xajmiga laakiin iftiinku waa isku mid. Qiimayntu maaha derejada aad leedahay laakiin waa tayada aad leedahay.
  • Xushmee qof kasta xataa haddii aanu u qalmin. Falcelinta xumi waa dhaqanka liita.
  • Liibaantu dhamaanteed waa in qofku naftiisa xakameeyo, xumaan oo dhami waa isagoo naftiisa sii diiya
  • Hadalka debecsani wuxu jilciyaa quluubta ka adag dhagax, hadalka xumina wuxu kharibaa quluubta xariirta
  • Haddii laga aamusi lahaa waxa aan la garanayn, khilaafka dadkuna wuu yaraan lahaaโ€.