Xikmadaha

0
16
  • Afar arimood yartaantood ayaa ku dhibta, xanuunka, Fakhriga, Cadowga iyo dabka.
  • Ha degin meel aan dhakhtarย  ama caalim aqoon iyo cilmi ku baraa joogin.
  • Qofka ku weydiista waxaanad awoodin, wuxu kaa rabaa waa maya.
  • Mar kasta xusuusnow geerida, Noloshaadu way guulaysane. Wanaag same, isaga ayaa dhibaatooyinka gaashaan kaaga noqon.
  • U Mahad wanaaga Allah (sw) ayaa kuu kordhin.ย  Ku sabir dhibaatada Allah (sw) ayaa kaa dulqaadiye.
  • Biyaha milixda ah ee badda samada ayay ku uumi baxaan waxayna noqdaan daruuro , haddana dhulka ayay ku soo noqdaan iyagoo roob biyo macaan ah.
  • โ€œ Qalbigaaga ku xidh samada, ka dibna sida uu kuugu soo noqdo โ€.ย ย  Ibunu Qayim Aljawsi.